Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Awareness

WACYIGELIN: KA HORTAGGA IYO MAAREYNTA CUDURKA Gowracatada ( AF SOMALI )

WACYIGELIN: KA HORTAGGA IYO MAAREYNTA CUDURKA Gowracatada Wasaaradda Caafimaadka iyo Adeegga Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in kordhay kiisaska la soo sheegay ee Gowracatada, oo ah cudur halis ah oo si fudud u faafa, kaas oo hadda saameeyay degmooyin badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho iyo deegaannada ku dhow. Gowracatada waa cudur khatar ah oo uu keeno bakteeriyada Corynebacterium diphtheriae. Cudurku inta badan wuxuu ku dhacaa carruurta, balse dadka waaweynna wuu ku dhici karaa. CALAAMADAHA IYO ASTAAMAHA Gowracatada: 1. Qandho fudud oo si tartiib ah ku bilaabata 2. Cunno xanuun daran, gaar ahaan marka la liqayo 3. Xanuun cunaha ah, codka oo qallala (hoarseness), iyo qufac joogto ah 4. Barar qoorta ah (qanjirrada qoorta oo weynaada) – badanaa carruurta ku badan 5. Xuub caddaan ama cawl ah oo daboolaya cunaha ama hunguriga – taas oo keeni karta neefsashada oo ku adkaata 6. Daal, lalabo iyo neefsashada oo yaraata 7. Xaaladaha daran, cudurku wux...

AWARENESS: PREVENTION AND MANAGEMENT OF DIPHTHERIA

AWARENESS: PREVENTION AND MANAGEMENT OF DIPHTHERIA The Ministry of Health and Human Services of the Federal Government of Somalia has officially announced an increase in reported cases of Diphtheria, a serious and contagious illness, currently affecting multiple districts in Mogadishu and surrounding areas. Diphtheria is a potentially life-threatening bacterial infection that primarily affects children but can also infect adults. It is caused by the bacterium Corynebacterium diphtheriae. CLINICAL SIGNS AND SYMPTOMS OF DIPHTHERIA: 1. Mild fever with a gradual onset 2. Severe sore throat, especially during swallowing 3. Throat pain, hoarseness, and persistent coughing 4. Swelling of the neck (cervical lymphadenopathy) – particularly in children 5. Presence of grayish or whitish pseudomembrane covering the throat or pharynx – which may lead to breathing difficulty 6. Fatigue, nausea, and shortness of breath 7. In severe cases, the infection can involve the heart (myocarditis) and nervous ...